Ajnabi kasoo dhinac dagaalamay Al Shabaab oo lagu riday Xukun adag

Maxkamad ku taalla Gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa 35-sano oo xabsi ah waxa ay ku riday nin u dhashay dalka Mareykanka oo lagu helay in uu kasoo dhinac dagaalamay kooxda Al Shabaab. Maalik Alim Jones oo 33 jir ah ayaa lagu helay dambi ah in uu tagay Soomaaliya kana mid noqday dagaalyahanada Al Shabaab, … Continue reading Ajnabi kasoo dhinac dagaalamay Al Shabaab oo lagu riday Xukun adag